Qeexid

"Dad waddan ku wada nool inta maamulka haysa mooyaane inta kale oo la xukumo; shacbi."

Qeexid Xigta

Dad inta aan ciidan ahayn; rayid. ld raaciyad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine