Qeexid

"(-rro, m.dh) (fiis.) Qalab dareema meesha iyo jihada socodka ee walxo meel fog maraya sida maraakiibta iyo dayaara-daha, waxana qiyaasta laga qaataa dhudaha birlabdanabeedka soo noqday, kaddib mar kii ay abbaareen walaxda socotay."

Wadaag: