Qeexid
"eeg raadgad."
"eeg raadgad."
Wadaag:
Cid si aan raadkeeda loo arkin u socosho.
f.mg3
-atay, -adatay
Wadaag:
Wax raadkiisa doonid.
Wax maqan meesha uu ku suganyahay doonid.
Wax baarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qalab elek taroon ah oo wararka dira lagana baahiyo.
Saldhigga wararka laga diro. ld raadi-yow.
m.l
Wadaag:
Raad gooyo samayn.
Wax cirib tirid.
f.g2
-gooyay, -goysay
Wadaag:
Astaanta waxa soconayaa cagtoodu dhulka ku reebto.
Calaamad ka harta wax hore u jiray.
Xusuus aan qofku illaawi karin.
m.l
Wadaag: