Qeexid
"Baarid la sameeyo si loo helo waxa maqani meesha uu maray. ld raad goobid."
"Baarid la sameeyo si loo helo waxa maqani meesha uu maray. ld raad goobid."
Wadaag:
Waxa maqan meesha uu maray baarid.
Wax maqan doonid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Raad gooyo samayn.
Wax cirib tirid.
f.g2
-gooyay, -goysay
Wadaag:
Hab loo raadiyo xoolaha dhuma ama wixii kaloo la raadinayo.
m.dh
Wadaag:
Astaanta waxa soconayaa cagtoodu dhulka ku reebto.
Calaamad ka harta wax hore u jiray.
Xusuus aan qofku illaawi karin.
m.l
Wadaag:
Cid si aan raadkeeda loo arkin u socosho.
f.mg3
-atay, -adatay
Wadaag:
ld raadgurid. Doonidda wax maqan meesha uu maray.
ld raadgurid. Baaridda arrin iyada oo la eegayo sidii ay u dhacday.
Tuug wax qaaday si uusan ula fogaan sixir lagu sameeyo.
m.l
Wadaag:
Wax maqan meesha uu maray doonid.
Tuug si uu u soo celiyo wixii uu qaaday sixrid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Si wadajir ah oo wax loo qabto (beer).
Meesha badarka lagu ururiyo marka beerta laga soo jaro.
m.l
Wadaag:
Wax jiritaan kiisa tirtirmid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax raadkiisa doonid.
Wax maqan meesha uu ku suganyahay doonid.
Wax baarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-rro, m.dh) (fiis.) Qalab dareema meesha iyo jihada socodka ee walxo meel fog maraya sida maraakiibta iyo dayaara-daha, waxana qiyaasta laga qaataa dhudaha birlabdanabeedka soo noqday, kaddib mar kii ay abbaareen walaxda socotay.
m.l
Wadaag: