Qeexid
Hab loo raadiyo xoolaha dhuma ama wixii kaloo la raadinayo.
Hab loo raadiyo xoolaha dhuma ama wixii kaloo la raadinayo.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.f.dh
Qeexid: eeg raadgoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -gooyay, -goysay
Qeexid: Raad gooyo samayn.
Qeexid Xigta: Wax cirib tirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Waxa maqan meesha uu maray baarid.
Qeexid Xigta: Wax maqan doonid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Baarid la sameeyo si loo helo waxa maqani meesha uu maray. ld raad goobid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld raadgoob1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Qiimagoo lagaga deyanayo gataha u horeeya waxa uu bixiyo.
Qeexid Xigta: Hanti yar oo xoolo gooyo ahaan qof loo siyo.
Qeexid Kale: Waxtar horaadka laga helo shay kharaj ku baxay. 4. Cadad waaweyn oo wax loo googooyo. ld fadgoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld raadgurid. Doonidda wax maqan meesha uu maray.
Qeexid Xigta: ld raadgurid. Baaridda arrin iyada oo la eegayo sidii ay u dhacday.
Qeexid Kale: Tuug wax qaaday si uusan ula fogaan sixir lagu sameeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: U r.: wax raadkooda baabi'in.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-gamay, -gantay; -gami) ld raadqaad.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Awrta la rarto. ld raroy.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax maqan meesha uu maray doonid.
Qeexid Xigta: Tuug si uu u soo celiyo wixii uu qaaday sixrid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Astaanta waxa soconayaa cagtoodu dhulka ku reebto.
Qeexid Xigta: Calaamad ka harta wax hore u jiray.
Qeexid Kale: Xusuus aan qofku illaawi karin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax jiritaan kiisa tirtirmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -atay, -adatay
Qeexid: Cid si aan raadkeeda loo arkin u socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cirib go'idda wax jiri jiray ay cirib go'aan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Wax foodda sare laga jaro.
Qeexid Xigta: ld foodgoyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld raadgur1 (1,2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld raadqaadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Hawl la qabto fiid-horaadka. ld fiid-horor.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg raadgad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]