Qeexid

"raadka dobler m.l (-dadka ..., m.l) (fiis.) Isbeddelka muuqda ee rakaadka ileyska ama jabaqda ay bixisay walax soconaysa, marka loo eego ilaaliya taagaan. Marka ay walaxdu ku soo socoto ilaaliyaha rakaadku waxa uu u muuqdaa mid kororsan; marka ay walaxdu dhaafto ilaaliyaha rakaadku waxa uu u muuqdaa mid hooseeya."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raadka oo kali ah:
  • Waxaa la gudboon in arrimaha noocan ah aanay ku degdegin iyaga oo aan si ballaadhan oo miyir qabta u darsin raadka uu isbedelkan oo kale ku yeelan karo qayb kasta oo dhaqaalaha Maxaa u Baahan in Cashuuraha Laga Bedelo?
  • Inkasta oo aanu qoraagu si toos ah ugu dhexdhicin weydiimahan haddana raadka ka muuqda meelo badan wuxuu tilmaamayaa ismaandhaafka ka taagan taageerayaashii ururradii hubaysnaa ee Siyaad Barre la dagaalamay iyo kuwii u xaglinayay dhinaca dawladda.