Qeexid
"Wax sixran ahaansho."
[-dnaa, -dnayd]
raadqaadan naa
raadqaadan nayd
f.mg4"Wax sixran ahaansho."
Wadaag:
Raad baarid, raadraacid.
Qof sixirid si uu meesha uu ku nool yahay uga cararo. ld raadgan.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(-rro, m.dh) (fiis.) Qalab dareema meesha iyo jihada socodka ee walxo meel fog maraya sida maraakiibta iyo dayaara-daha, waxana qiyaasta laga qaataa dhudaha birlabdanabeedka soo noqday, kaddib mar kii ay abbaareen walaxda socotay.
m.l
Wadaag:
Astaanta waxa soconayaa cagtoodu dhulka ku reebto.
Calaamad ka harta wax hore u jiray.
Xusuus aan qofku illaawi karin.
m.l
Wadaag:
Miiqyo dun ah oo isku maran oo maro dacalkeeda laga laallaadsho.
Timo ama dhogor isku guntan.
Geed laamihiisa buulal shimbi reed ama cutubcutub miro ahi ka laal laadaan.
m.dh
Wadaag:
Wax harraad hayo ahaansho.
U h.: Wax, wax aad u jecel ahaansho. ld harraadsan.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Wax raadkiisa doonid.
Wax maqan meesha uu ku suganyahay doonid.
Wax baarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Shay wax rahmad loo haysto ahaansho.
f.mg4
-dnaa,-dnayd
Wadaag:
raadka dobler m.l (-dadka ..., m.l) (fiis.) Isbeddelka muuqda ee rakaadka ileyska ama jabaqda ay bixisay walax soconaysa, marka loo eego ilaaliya taagaan. Marka ay walaxdu ku soo socoto ilaaliyaha rakaadku waxa uu u muuqdaa mid kororsan; marka ay walaxdu dhaafto ilaaliyaha rakaadku waxa uu u muuqdaa mid hooseeya.
Wadaag:
raadka footoodanabeed m.l (-dyo, m.dh) (fiis.) Bixinta elektaroonno ee dusha biraha, marka lagu kaahiyo hirarka, birlabdanabeedka. Tirada elektaroonnada ee baxay waxa ay ku xiranyihiin itaalka kaaha.
Wadaag:
Wax maqan daydayasho (qof).
Wax meel lagu ogaa ka doonasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: