Qeexid Xigta
ld raad-raac1.
ld raad-raac1.
Wadaag:
Arrin hore u dhacday xaqiiqdeeda raadin.
f.g1
-cay, -cday
Wadaag:
Baarid la sameeyo si arrin hore u dhacday xaqiiqdeeda loo helo. ld raadraacid.
m.l
Wadaag:
Wax socda wax kale ku darid.
Xoolo cid ilaalisa u yeelid.
Habaar ama duco cid ku larid. ld raacsii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dad waddan ku wada nool inta maamulka haysa mooyaane inta kale oo la xukumo; shacbi.
Dad inta aan ciidan ahayn; rayid. ld raaciyad.
m.l
Wadaag:
(f.g) Cid socod ku wehelin.
(f.g) Waddoqaadid.
(f.g) Diyaarad, baabuur iwm oo socda fuulid. 4. (f.g) Bahal iyo dayac xoolo ka ilaalin. 5. (f.g) Cid cayrsasho. 6. (f.mg) Ku r.: cid ra'yi iwm la oggolaan. 7. (f.mg) La r.: xoolo iwm garaacid.
f.g
-cay, -cday
Wadaag:
Astaanta waxa soconayaa cagtoodu dhulka ku reebto.
Calaamad ka harta wax hore u jiray.
Xusuus aan qofku illaawi karin.
m.l
Wadaag: