Qeexid

"(-dayaal, m.l/dh) (c.cimi.) Qalab iskiis isu rikoorgareeya oo lagu isticmaalo mitroolojiga, badanaa cabbi raadda cadaadiska sare, isaga oo wata laliye ku dhigan balloon haydrojiin ka buuxdo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag: