Qeexid
"eeg raalliggeli."
"eeg raalliggeli."
Wadaag:
Ficil aad qofka ku siinaysid, waxa uu rabo si uusan wax kuu yeelin ama kaaga xumaan.
m.dh
Wadaag:
Cid wax ay raalli ku noqoto u sameyn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
R. ah: qof faraxsan oo aan waxba tebeyn.
R. ah: qof aan arrin diid-daneyn.
m.l
Wadaag:
R. ah: haweenay ninkeeda u dhego nugul ah. ld raalliyad.
m.dh.kh
Wadaag: