Qeexid
Wax raan u yeelid.
[-meeyay, -maysay]
f.g2Wax raan u yeelid.
Fal / verb
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -meysay
Qeexid: Cid karaamo siin (Eebbe).
Qeexid Xigta: Cid xurmayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -meeyay, -meysay
Qeexid: ld maraabee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhul daaqa xoolaha ku wanaagsan oo ciid cad, jilicsan leh.
Qeexid Xigta: eeg raan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Wax xaaraan ka dhigid. ld xaaraantimee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: (f.g) Kab cid la dhicid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Iyadoo cagaha iyo sacabbada laga shanqarinayo ciyaar dheelid.
Qeexid Kale: (f.g) Jaamo ka dhigid: cad cad ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -xeeyay, -xaysay
Qeexid: U r.: cid nolol raaxo leh ku noolaysiin.
Qeexid Xigta: U r.: qof niyaddiisa farxad gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld raabsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld raabso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -meysay
Qeexid: Cid qaan gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Wax raad ku reebid.
Qeexid Xigta: Wax cid khuseyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Geed laamo yeelasho.
Qeexid Xigta: Ilmo laan yar la dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg raamee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Nafley daba ordid.
Qeexid Xigta: Xoolo lumay raadin.
Qeexid Kale: Nafley meel ka cayrin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Alwaax raando ku simid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Nafley, ul qaysaraan ah la dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: (f.g) Cid socod ku wehelin.
Qeexid Xigta: (f.g) Waddoqaadid.
Qeexid Kale: (f.g) Diyaarad, baabuur iwm oo socda fuulid. 4. (f.g) Bahal iyo dayac xoolo ka ilaalin. 5. (f.g) Cid cayrsasho. 6. (f.mg) Ku r.: cid ra'yi iwm la oggolaan. 7. (f.mg) La r.: xoolo iwm garaacid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l.fk
Qeexid: Qayb.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -meysay
Qeexid: ld calaamadi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Astaanta waxa soconayaa cagtoodu dhulka ku reebto.
Qeexid Xigta: Calaamad ka harta wax hore u jiray.
Qeexid Kale: Xusuus aan qofku illaawi karin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Wax astaanu yeelid. ld astee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]