Qeexid

"Miiqyo dun ah oo isku maran oo maro dacalkeeda laga laallaadsho."

Qeexid Kale

Geed laamihiisa buulal shimbi reed ama cutubcutub miro ahi ka laal laadaan.

Qeexid Xigta

Timo ama dhogor isku guntan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine