Qeexid

"R. leh: waxtar raaga oo dhaxal gal ah."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raandhiis oo kali ah:
  • Marka qof lagu boorrinayo inuu fal raandhiis leh oo waara ku kaco waxay ku yidhaahdaan: waarimayside war ha kaa hadho.