Qeexid
"ld raaracsamid."
"ld raaracsamid."
Wadaag:
(-cay, -cday; -rici) Wax meel sare ka soo laallaadid.
f.mg1
Wadaag:
Wax meel ka laallaadsasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax meel ka soo laallaada noqosho. ld raaracan1.
f.mg1
-amay, -antay
Wadaag:
Wax meel ka soo laallaada ahaansho. ld raaracan2.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax meel sare saaran ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
ld raaracnaan, raaracnaansho, raaracsa naansho.
m.f.dh
Wadaag: