Qeexid
"Wax meel ka soo laallaada noqosho. ld raaracan1."
[-amay, -antay]
raaracsan1 may
raaracsan1 ntay
f.mg1"Wax meel ka soo laallaada noqosho. ld raaracan1."
Wadaag:
Wax meel ka soo laallaada ahaansho. ld raaracan2.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
ld raaracnaan, raaracnaansho, raaracsa naansho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax meel ka laallaadsasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(-cay, -cday; -rici) Wax meel sare ka soo laallaadid.
f.mg1
Wadaag:
Ku r.: qof, cid kale la fikrad ahaansho.
Wax meel ama wax kale ka tirsan ahaansho.
Wax wax kale ku dhinac samaysan ahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax meel sare saaran ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Eedeynta cid wax ayna qabin oo ay ka gubanayso lagu eedeeyo.
Ceebayn cid loo jeediyo. ld haaraamid.
m.l
Wadaag: