Qeexid
"Raar yar oo caws laga sameeyey oo la goglado."
"Raar yar oo caws laga sameeyey oo la goglado."
Wadaag:
Guriga gudihiisa qaybta dambe ee saabaanka muhiimka ah la dhigto.
Sariir qoryo ka samaysan.
m.dh
Wadaag:
Nooc bariiska ka mid ah oo ka baxa waddanka Barma.
Meel dhir dhaadheer oo badan leh.
m.l
Wadaag:
Gogol caws ka samaysan oo dun lagu xardhay.
Dhismo kor u dheer oo dusha sare lagaga deday qoryo, caws iwm oo laga fuulo, bahalaha, qaniinka, kaneecada iwm.
Qoryo, dhagxaan iwm oo la is dul saaray oo sallaan ahaan loo adeegsado. 4. Qoryo ceelka afkiisa lagu dadbo.
m.l
Wadaag:
Wax meel sare saarid.
Raar dhisid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax meel sare ka soo laallaadin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-cay, -cday; -rici) Wax meel sare ka soo laallaadid.
f.mg1
Wadaag:
Wax meel sare saaran ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Ka r.: wax meel sare ka soo daaddejin.
Ka r.: cid wax fahansiin.
f.g1
-day, -dday
Wadaag: