Qeexid

"Wax meel sare ka soo laallaadin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raarici oo kali ah:
  • Waxaa leyska iloobay suugaantii dadka Soomaaliyeed u tilmaami jirtay beeraha, xoolaha, Warshadaha iyo Kalluumeysatada, iyadoo la ogyahay in dadka Soomaaliyeed waxa ay ka siman yihiin ee ay dhegta u raariciyaan ay tahay suugaantooda waxna lagu bari karo.
  • Amiin intuu uu waday sheekada fankiisa dadkii dhagaysanayay waxay ahaayeen kuwo si weyn dhagaha ugu raaricinayay (Dhagaysnayay) hadalkiisa oo mucjiso, madadaalo iyo qosol ay kala kulmeen.