Qeexid

"eeg raarici. ld raaricis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raaricin oo kali ah:
  • Waxay habartu sidaas u yeelaysay, inuu Daahir ka ag-fogaado Duqa iyo Duqda,dhegahana u raaricin hadalkooda,kaas oo ay khatari ka imaan karto,iyaduna ay markaas fursad fiican u hesho la sii sheekeysiga Oday-Dikriyow.
  • Waxaa kaloo wanaagsan inaad cajalado ka dhagaysato, ama aad qof igu akhri tiraahdo adigoo u dheg-raaricinaya.