Qeexid

"eeg raar3."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raarid oo kali ah:
  • Madaxweynaha DF ah ayaa wararku shegayaan in uu bilaabey sidii qorshahaan looga raaridi lahaa Issimada Puntland.
  • Markabkaan ayaa waxaa Baroosinku u yaala degaanka Dhinooda oo 130km u jirta degmada Jiriiban halkas oo ay odayaasha degaanka ka raaridayaan sidii ay halkaas uga tagi lahaayeen.