Qeexid

"Wax meel sare saarasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raaro oo kali ah:
  • Ninkii ayaa ku yidhi, "Anagu hay'ad ahaan ma jirto waxaanu gaar u rabnaa, dunida ayaa shirtay, shirkaasna waxa laga soo saaray qaraaro iyo baaqyo.
  • Hoggaamiyeyaasha Soomaalidu waa inay ku dhegaan fursaddan si ay aasaas ugu dhigaan qaran wanaagsan oo leh hay'ado shaqaynaya, ammaan, adeegyo guud oo dadka oo dhan wada gaara iyo degaan uu ku baraaro ganacsiga gaarka loo leeyahay.