Qeexid
"ld raasammaali."
"ld raasammaali."
Wadaag:
(-iyiin, m.dh) Qof hanti badan leh. ld raasummaali.
m.l
Wadaag:
Hantida asaasiga ah ee ganacsi lagu bilaabo; lafo.
Hanti qof leeyahay. ld raasumaal.
m.l
Wadaag:
R. ah: qof faraxsan oo aan waxba tebeyn.
R. ah: qof aan arrin diid-daneyn.
m.l
Wadaag:
Qof ay shaqadiisu tahay in uu dusha wax ku qaado. ld xamaal1, xamaali, xammaal1.
m.l
Wadaag:
(bot.) Nagaar laamo jilicsan iyo caleen dhuudhuuban leh oo marka la kariyo caleemihiisa dadku cunto ahaan u cunaan. ld raansow.
m.l
Wadaag:
Cuntada daruuriga ah ee dadku ku nool yahay; gasiin.
m.l.u
Wadaag: