Qeexid
"Gaadiid-badeed majare u toosin."
[-say, -stay]
raawis3 ay
raawis3 tay
f.g1"Gaadiid-badeed majare u toosin."
Wadaag:
(f.g) Bir si ay u simanto garaacid.
(f.mg) Si isla helid ah sacab u tumid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Xiniin.
Dad wada dhalasho ka dhaxayso laan ka farcantay; jilib.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Cid socod ku wehelin.
(f.g) Waddoqaadid.
(f.g) Diyaarad, baabuur iwm oo socda fuulid. 4. (f.g) Bahal iyo dayac xoolo ka ilaalin. 5. (f.g) Cid cayrsasho. 6. (f.mg) Ku r.: cid ra'yi iwm la oggolaan. 7. (f.mg) La r.: xoolo iwm garaacid.
f.g
-cay, -cday
Wadaag:
Astaanta waxa soconayaa cagtoodu dhulka ku reebto.
Calaamad ka harta wax hore u jiray.
Xusuus aan qofku illaawi karin.
m.l
Wadaag:
Miiqyo dun ah oo isku maran oo maro dacalkeeda laga laallaadsho.
Timo ama dhogor isku guntan.
Geed laamihiisa buulal shimbi reed ama cutubcutub miro ahi ka laal laadaan.
m.dh
Wadaag: