Qeexid
"U r.: cid nolol raaxo leh ku noolaysiin."
Qeexid Xigta
U r.: qof niyaddiisa farxad gelin.
[-xeeyay, -xaysay]
raaxe eeyay
raaxe aysay
f.mg2"U r.: cid nolol raaxo leh ku noolaysiin."
U r.: qof niyaddiisa farxad gelin.
Wadaag:
Wax afar meelood u qaybin. ld waaxyee.
f.g2
-xeeyay, -xaysay
Wadaag:
Nafley daba ordid.
Xoolo lumay raadin.
Nafley meel ka cayrin.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Xiniin.
Dad wada dhalasho ka dhaxayso laan ka farcantay; jilib.
m.dh
Wadaag:
Astaanta waxa soconayaa cagtoodu dhulka ku reebto.
Calaamad ka harta wax hore u jiray.
Xusuus aan qofku illaawi karin.
m.l
Wadaag:
Nolol raaxo leh ku noolaansho.
Nasasho; daaltirasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Miiqyo dun ah oo isku maran oo maro dacalkeeda laga laallaadsho.
Timo ama dhogor isku guntan.
Geed laamihiisa buulal shimbi reed ama cutubcutub miro ahi ka laal laadaan.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Cid socod ku wehelin.
(f.g) Waddoqaadid.
(f.g) Diyaarad, baabuur iwm oo socda fuulid. 4. (f.g) Bahal iyo dayac xoolo ka ilaalin. 5. (f.g) Cid cayrsasho. 6. (f.mg) Ku r.: cid ra'yi iwm la oggolaan. 7. (f.mg) La r.: xoolo iwm garaacid.
f.g
-cay, -cday
Wadaag:
Wax raaxo ku jiro ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax cumrigooda dheerayn.
Wax daahin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof hantidiisa ama dantiisa daryeelasho.
Qof cilmi diineed barasho.
f.g3
-cday, -catay
Wadaag: