Qeexid

"Nolol aan dhib lahayn."

Qeexid Xigta

ld raaxayn.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga raaxo oo kali ah:
  • "Biyaha waxaan ka heli jirnay hay'adaha gargaarka, waxaan nagu dhacay biyo la'aan, taasoo keentay inaan banaanbaxan dhigno maanta" ayay tiri Raaxo Axmed oo ah hooyo haysta 9-caruur ah, dagana Kaam ku dhow Jaamacadii Lafoole.
  • BOOSAASO: Maamulka Degmada Rako Raaxo oo ka hadlay Qilaafkii beelo dhowaan uu dagaal ku dhexmaray meel baadiye ah oo ku dhow degmadaasi.