"Meel la degi karo oo bannaan hareerahana dhir ama buuro ka xigaan."
Xero; hoy.
Wadaag:
eeg radi2.
m.f.dh
eeg raadi. ld raadis.
ld rakaadid.
m.dh
eeg ragaadi.
eeg rafaadi.
ld badiyid.
eeg rabi.
(-llo, m.dh) Meel taag ah ama kur ah.
m.l
eeg raddi. ld raddiyid.
Rabsho; fidmo; qulqulad; qas. ld rabshad, rabsho.
eeg badbadi.
eeg abaadi. ld abaadsiin.
(-bshay, -bashtay; -bshi) Cid qulquladayn. ld rabshadee, rabshee.
f.g1
(-dhyo, m.dh) (kiim.) Walax taran badan oo laastiig ah oo macmal ama dabiici ah.
Jeclaansho wax niyadda laga doono. ld rabid.
ld tebediin.
Wax niyadda ka jeclaysasho.
-bay, -btay
Qarka meesha ugu sarreysa oo aan la fuuli karin.
Bir la tumay soofeyn.
f.g2
-iyay, -isay
Meel; kob.