Qeexid
"(-dyo, m.dh) Ratibaadda ama horsiimaynta kutirsaneyaasha urur."
"(-dyo, m.dh) Ratibaadda ama horsiimaynta kutirsaneyaasha urur."
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (xis.) Ratibaad kasta oo kutirsaneyaasha urur la siinayo horsiimo huban. Summadda nP, waxay u taagantahay tirada raabaqaad n shey oo markiiba la qaato r shey sida; 5P3 waa tirada raabaqaad 5 shey oo markiiba la qaatay 3 shey.
m.l
Wadaag:
Billowga arrin ama doodtaagan; meel ka qaadid, ka bilaabid. ldambaqaadid.
m.l
Wadaag:
Xoolo biyo cabbiddooda ka kamiin jabay marka labaad ee ay ku laabtaan. ld rakaadid.
m.dh
Wadaag:
Qodax weyn oo geela cagtiisa hoose mudda.
Sallaanka (jaranjarada) meesha cagta la saaro.
Bir madax ballaaran, daab leh oo geela cudurrada looga gubo.
m.l
Wadaag:
Bushimo, baalasha, indha-ha, iwm oo isku dhegganaa oo la kala fogeeyo.
ld kalaqaadid.
m.l
Wadaag:
Dagaal lays farasaaro.
Tuugo aan weynayn.
Qof baara faraha dadka dembiyada lagu soo eedeeyo. 4. ld faraqaadid.
m.l.u
Wadaag:
Wax dhawaan rimay noqosho (hal).
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Mugga ay wax leeyihiin.
Awoodda qaadis ee wax leeyihiin.
ld jaad1(1). Laamo yaryar oo u xirxiran majimo iyo marduufyo laga soo guro geedo meelo kala duwan ka baxa la cuno inta ay jilcanyihiin oo lagu marqaamo. 4. ld qaadid: magacyada lammaanan.
m.l
Wadaag:
H. ah: qof filka mas'uu-liyad lagu hanan karo gaaray; tabargal.
Diric, geesi.
ld hanaqaadid.
m.l
Wadaag:
Dib u raamsashada ay sameeyaan xoolaha calanaqsada. ld baryaqaadid.
m.l
Wadaag:
(-bshay, -bashtay; -bshi) Cid qulquladayn. ld rabshadee, rabshee.
f.g1
Wadaag:
Meel la degi karo oo bannaan hareerahana dhir ama buuro ka xigaan.
Xero; hoy.
m.l
Wadaag: