Qeexid
"Rabsho; fidmo; qulqulad; qas. ld rabshad, rabsho."
"Rabsho; fidmo; qulqulad; qas. ld rabshad, rabsho."
Wadaag:
(-bshay, -bashtay; -bshi) Cid qulquladayn. ld rabshadee, rabshee.
f.g1
Wadaag:
Guddi ka kooban shan oday oo hoos yimaada dawladda ingiriiska.
m.l
Wadaag:
Meel la degi karo oo bannaan hareerahana dhir ama buuro ka xigaan.
Xero; hoy.
m.l
Wadaag:
Xabbad baaruud kala firirta leh oo lagu laayo shimbiraha iwm.
Qa-raaxad ka kooban xaashi adag oo ay baaruudi ku jirto oo inta badan iidaha iyo xafladaha la rido.
R. ah: bunduqa lagu rido xabbadaha rashta.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (xis.) Ratibaad kasta oo kutirsaneyaasha urur la siinayo horsiimo huban. Summadda nP, waxay u taagantahay tirada raabaqaad n shey oo markiiba la qaato r shey sida; 5P3 waa tirada raabaqaad 5 shey oo markiiba la qaatay 3 shey.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Ratibaadda ama horsiimaynta kutirsaneyaasha urur.
m.l
Wadaag: