Qeexid
"(-bshay, -bashtay; -bshi) Cid qulquladayn. ld rabshadee, rabshee."
"(-bshay, -bashtay; -bshi) Cid qulquladayn. ld rabshadee, rabshee."
Wadaag:
Nafley koritaan ku hagaasid.
f.mg1
-shay, -shtay
Wadaag:
Biyo b. ka sii: biyo ku firdhin.
Dharbaaxo b. ka sii: si kedis ah dharbaaxo qof ugu dhufasho.
m.dh.sh
Wadaag:
Meel la degi karo oo bannaan hareerahana dhir ama buuro ka xigaan.
Xero; hoy.
m.l
Wadaag:
Qalab, wax aad u gaboobay noqosho.
f.mg1
-khay, -khday
Wadaag:
Xabbad baaruud kala firirta leh oo lagu laayo shimbiraha iwm.
Qa-raaxad ka kooban xaashi adag oo ay baaruudi ku jirto oo inta badan iidaha iyo xafladaha la rido.
R. ah: bunduqa lagu rido xabbadaha rashta.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (xis.) Ratibaad kasta oo kutirsaneyaasha urur la siinayo horsiimo huban. Summadda nP, waxay u taagantahay tirada raabaqaad n shey oo markiiba la qaato r shey sida; 5P3 waa tirada raabaqaad 5 shey oo markiiba la qaatay 3 shey.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Ratibaadda ama horsiimaynta kutirsaneyaasha urur.
m.l
Wadaag: