Qeexid
Ubad si habboon u barbaarin.
Qeexid Xigta
Xayawaan rabbaayad ka dhigid.
[-beeyay, -baysay]
f.g2Ubad si habboon u barbaarin.
Xayawaan rabbaayad ka dhigid.
Fal / verb
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Geel wax ku tumasho. Rabbi m.l Weynaha dunida iyo waxa ku dul nool oo dhan abuuray; Alle; Eebbe.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Jawaan, sanduuq iwm suuf, dhar iwm ku cidid.
Qeexid Xigta: Buntukh dhuunta xabbad u dhigid si ay dhicid diyaar ugu noqoto.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Biyo, hawo iwm dul heehaabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Labada lugood oo isku duuban oo kol ama ka badan boodid.
Qeexid Xigta: Timo haween si rable ah u samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Wax niyadda ka jeclaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Meel; kob.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qarka meesha ugu sarreysa oo aan la fuuli karin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: Aayar socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Waddo si joogto ah u marid.
Qeexid Xigta: Xaskul la duugay tumid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-dhyo, m.dh) (kiim.) Walax taran badan oo laastiig ah oo macmal ama dabiici ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg rabbee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg rabbee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Caajis nafsaani ah oo dadka ku dhaco.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Orod boodbood leh. ld rabbaasid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -sheeyay, -sheysay
Qeexid: ld ra-bash2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: ld shaabbadee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Orod boodbood leh samayn (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Sacabbada wax ku qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld rabbaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Hadba nooc iska dhigid.
Qeexid Xigta: Wax midabbo u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]