Qeexid
"Nafley rabsho la kulantay ahaansho."
[-snaa, -snayd]
rabshaysan naa
rabshaysan nayd
f.mg4"Nafley rabsho la kulantay ahaansho."
Wadaag:
Dhul wax biyo si habaysan loogu bilbilay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax raaxo ku jiro ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la rableeyay ahaansho (timo haween).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax raando lagu simay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax firshoobay ahaansho (degaan).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Ubad si habboon u barbaarid.
Xayawaan rabbaayad noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax ciishooday ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Ubad si habboon u barbaaray ahaansho.
Xaya waan rabbaayad ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax rabsho la kulmay noqosho (nafley).
f.mg1
Wadaag: