Qeexid

"Kooxo nafley ah oo si nidaam leh isu dabajooga middood."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga rac oo kali ah:
  • Marxaladdii koowaad ee fanka noocan ah waxaa lagu bilaabay meerisyo gabay ah oo la sawrac ah kuwiisii laakiin lagu qaaday luuq ka duwan tii gabayga.
  • Qabqableyaashu waxay kulankoodii Nairobi maalmo ka dib meeshoodii ka sii wadeen dhaqamadoodii gurracnaa ee lagu yiqiin.