Qeexid
"eeg racracee."
"eeg racracee."
Wadaag:
Hormo urur kasta ee uu urur walxood iyada oo aan la tixgelin horsanaanta sida loo kala xushay. Haddii 'r' walxood laga xushay urur 'n' kutirsane leh oo weliba walax kastana la xulan karo mar keliya. Tirada racaymaha kaladuwan waa: n!/[r!(n-r)!] loona qoro nCr ama C(n,r)[r!(n-r)!]Tusaale ahaan, haddi fasal ay ku jiraan 15 arday ay ka dhexeeyaan 5 buug oo keliya, marka buug kasta waa in ay saddex arday wadagaan, inta siyaalo ee loo ratibi karo waa: 15!/[3!(15-3)!] ama 455.
m.dh
Wadaag:
Kooxayn ama xulid tiro waxyaaleed iyada oo aan loo eegin orsa-naan.
m.dh
Wadaag:
Nafley racrac u qeybin.
f.mg2
-ceeyay, -ceysay
Wadaag: