Qeexid
Col kayd ah oo marka wax la weerarayo loo kaydiyo difaac ahaan.
Col kayd ah oo marka wax la weerarayo loo kaydiyo difaac ahaan.
magac / noun
Lab / masculine
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Markhaati burin.
Qeexid Xigta: Cid dhaar lagu helay cid kale ku wareejin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg raddi. ld raddiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld raddin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Badar wax la qooyay oo jilcay noqosho.
Qeexid Xigta: Maro muddo biyo ku dhex jirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]