Qeexid
"ld raddin."
"ld raddin."
Wadaag:
Markhaati burin.
Cid dhaar lagu helay cid kale ku wareejin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Col kayd ah oo marka wax la weerarayo loo kaydiyo difaac ahaan.
m.l
Wadaag:
Shacbiweynaha aan askarta ahayn.
Shacbiweynaha inta aan dawlad-da u shaqayn. ld rayad.
m.l.u
Wadaag:
eeg gedgeddi. ld gadgaddin, gadgaddis, gadgaddiyid, gedgeddin.
m.f.dh
Wadaag: