Qeexid
R. ah: mindi, waran iwm oo aan af wax gooya lahayn.
R. ah: mindi, waran iwm oo aan af wax gooya lahayn.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Mindi, waran iwm wax la radeebay noqosho.
Qeexid Xigta: Ciid, dhagax iwm wax hoos loo nabay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: radeebid.
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Mindi, waran iwm wax la radeebay ahaansho.
Qeexid Xigta: Ciid, dhagax iwm wax hoos loo nabay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld radeeb1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg radeeban. ld radeeb naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld radeebnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Badar wax la qooyay oo jilcay noqosho.
Qeexid Xigta: Maro muddo biyo ku dhex jirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Badar si uu u jilco biya la dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: deeb2 fk. D.na: dabadeed, kaddib.
m.l
Qeexid: Nooc dhurwaaga ka mid ah oo dadka cuna.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld reebe. Fargashi dhumuc yar oo kaatumada waaweyn lagu xannibo; marwad.
Qeexid Xigta: ld reebe. Ilmo dhashay xilli ku aaddan xiddigga reebanti oo dadku sharaysto.
Qeexid Kale: Hambo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: (f.g) Nafley ama wax kale wax ay la socdeen raaciddooda u diidid.
Qeexid Xigta: (f.mg) U r.: farriin, lacag iwm cid meel u dhigid.
Qeexid Kale: (f.mg) Ka r.: cid fal xun oo ay samaysay ka celin. 4. (f.mg) Laba xaraf shaqal iskula xirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Caws weelasha lagu deebiyo, leh caleemo dhuudhuuban, ubax qodxo leh oo ka baxa bannaanada.
Qeexid Xigta: Dambas dhirta qaarkeed laga shido oo loo isticmaalo waxyaabo kala duwan sida dhayidda xoolaha, magdaynta hargaha iwm.
Qeexid Kale: Dambas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Geed quwaax gaaban leh qodxo dhaadheer oo xooggan, diir cad iyo xanjo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: ld rabash2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg rad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Markhaati burin.
Qeexid Xigta: Cid dhaar lagu helay cid kale ku wareejin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: ld raqad.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg radi2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]