Qeexid
"R. ah: mindi, waran iwm oo aan af wax gooya lahayn."
"R. ah: mindi, waran iwm oo aan af wax gooya lahayn."
Wadaag:
Mindi, waran iwm wax la radeebay noqosho.
Ciid, dhagax iwm wax hoos loo nabay noqosho.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Mindi, waran iwm wax la radeebay ahaansho.
Ciid, dhagax iwm wax hoos loo nabay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
ld reebe. Fargashi dhumuc yar oo kaatumada waaweyn lagu xannibo; marwad.
ld reebe. Ilmo dhashay xilli ku aaddan xiddigga reebanti oo dadku sharaysto.
Hambo.
m.l
Wadaag:
Caws weelasha lagu deebiyo, leh caleemo dhuudhuuban, ubax qodxo leh oo ka baxa bannaanada.
Dambas dhirta qaarkeed laga shido oo loo isticmaalo waxyaabo kala duwan sida dhayidda xoolaha, magdaynta hargaha iwm.
Dambas.
m.dh
Wadaag:
Badar wax la qooyay oo jilcay noqosho.
Maro muddo biyo ku dhex jirid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag: