Qeexid
Nooc dhurwaaga ka mid ah oo dadka cuna.
Nooc dhurwaaga ka mid ah oo dadka cuna.
magac / noun
Lab / masculine
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Badar si uu u jilco biya la dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax raadkiisa doonid.
Qeexid Xigta: Wax maqan meesha uu ku suganyahay doonid.
Qeexid Kale: Wax baarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Markhaati burin.
Qeexid Xigta: Cid dhaar lagu helay cid kale ku wareejin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg rad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg radi2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Badar wax la qooyay oo jilcay noqosho.
Qeexid Xigta: Maro muddo biyo ku dhex jirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld rakaad2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Nafley rafaad badid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Neef geel ah ragaad ka bixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: ld raqad.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: ra'li m.l ld ra'yi.
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ra'libixi f.mg2 ld ra'yibixi.
Qeexid: ra'libixin m.dh ld ra'yibixin.
Qeexid: ra'liyayn m.dh ld ra'yiyayn.
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Badar, maro iwm wax biyo lala dhigay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof arrad badid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg raadi. ld raadis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg raddi. ld raddiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: R. ah: mindi, waran iwm oo aan af wax gooya lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Mindi, waran iwm wax la radeebay noqosho.
Qeexid Xigta: Ciid, dhagax iwm wax hoos loo nabay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]