Qeexid
"Dhib badan oo nafleydu kala kulanto nolosheeda."
"Dhib badan oo nafleydu kala kulanto nolosheeda."
Wadaag:
Nafley, dhib badan la kulmid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Nalfey rafaad hayo ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cajiin, dhoobo iwm oo qoyan gacan ku qasid. ld rafaaq2, rifaaq2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xoolo biyo cabbiddooda ka kamiin jabay marka labaad ee ay ku laabtaan. ld rakaadid.
m.dh
Wadaag:
Qodax weyn oo geela cagtiisa hoose mudda.
Sallaanka (jaranjarada) meesha cagta la saaro.
Bir madax ballaaran, daab leh oo geela cudurrada looga gubo.
m.l
Wadaag:
Qasidda bur, ciid iwm hoore qooya faraha lagula qaso. ld rafaajin.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Qalab ka kooban carrabbo xalxalleefsan oo si gaar ah isugu rakiban, wareega oo maraakiibta iyo dayaaradaha dhaqaajiya.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Ratibaadda ama horsiimaynta kutirsaneyaasha urur.
m.l
Wadaag: