Qeexid
"Nafley, dhib badan la kulmid."
[-day, -dday]
rafaad2 ay
rafaad2 day
f.mg1"Nafley, dhib badan la kulmid."
Wadaag:
Nalfey rafaad hayo ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cajiin, dhoobo iwm oo qoyan gacan ku qasid. ld rafaaq2, rifaaq2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Muddo hal seken ah inta hir ee ka gudba bar.
Inta walhasho ee walhade sameeyo muddo hal seken ah.
Inta goor ee uu ku dhex dhaco waqdhac ama la fisho in uu ku dhex dhaco koox ama qayb huban.
m.l
Wadaag:
Neef geel ah cagtiisa hoose qodax mudid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Qasidda bur, ciid iwm hoore qooya faraha lagula qaso. ld rafaajin.
m.l
Wadaag:
Raad baarid, raadraacid.
Qof sixirid si uu meesha uu ku nool yahay uga cararo. ld raadgan.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(-do, m.l) Qalab ka kooban carrabbo xalxalleefsan oo si gaar ah isugu rakiban, wareega oo maraakiibta iyo dayaaradaha dhaqaajiya.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (xis.) Ratibaad kasta oo kutirsaneyaasha urur la siinayo horsiimo huban. Summadda nP, waxay u taagantahay tirada raabaqaad n shey oo markiiba la qaato r shey sida; 5P3 waa tirada raabaqaad 5 shey oo markiiba la qaatay 3 shey.
m.l
Wadaag:
Dhibaato culus awgeed la dalaabid. ld eynfaad2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag: