Qeexid
"Qasidda bur, ciid iwm hoore qooya faraha lagula qaso. ld rafaajin."
"Qasidda bur, ciid iwm hoore qooya faraha lagula qaso. ld rafaajin."
Wadaag:
Cajiin, dhoobo iwm oo qoyan gacan ku qasid. ld rafaaq2, rifaaq2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nafley, dhib badan la kulmid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(-do, m.l) Qalab ka kooban carrabbo xalxalleefsan oo si gaar ah isugu rakiban, wareega oo maraakiibta iyo dayaaradaha dhaqaajiya.
m.dh
Wadaag:
Nalfey rafaad hayo ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dun yar oo cirbad dulkeed ku jirta.
Dokominti la dirayo warqad la raaciyo oo sii kaabaysa dulucda.
m.l
Wadaag:
Hawl socotay wax la joojiyey ahaansho.
f.mg4
-cnaa, -cnayd
Wadaag: