"(-nayaal, m.l/dh) Qofka go'aanku u dhaco ee rafcaanka laga qaato."
Wadaag:
Go'aan maxkamadeed oo max kamad ka sarreysa looga dacwoodo. ld racfaan.
m.l
(-layaal, m.l/dh) Qof rafcaan qaata.
eeg raransan. ld raransanaansho.
m.f.dh
Cunto wax raran ku bislaatay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
/dh ld raransanaan.