"Rafiiq ahaansho."
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Saaxiib; waday.
m.l
La r.: qof la saaxiibid.
f.mg1
-qay, -qday
eeg rafiiq2.
m.f.dh
Sindiiq ahaansho.
m.dh
Rayid ahaansho.
Rag ahaansho.
Ilmo yar rajo ahaansho. ld rajaynimo.
Hanti horumarin ahaan looga qaato cid diyo lagu yeeshay.