Qeexid
Hanti horumarin ahaan looga qaato cid diyo lagu yeeshay.
Hanti horumarin ahaan looga qaato cid diyo lagu yeeshay.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: (-qyo, m.dh) Saaxiib; waday.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: La r.: qof la saaxiibid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Khaanado dusha ka bannaan oo lagu sameeyo dukaamada lana saaro alaabta la gadayo.
Qeexid Xigta: Habka la isu dulsaaro alaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ftay, -fatay
Qeexid: Nafley xanuun dartii la galgalasho.
Qeexid Xigta: Arrin ka libkeeni-deed dadaal badan u sameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg rafiiq2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Hawl socotay joojin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld rafasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld ramo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Wax la qoro ama la akhriyo oo wixii lumay lagu helo, birbiriso.
Qeexid Xigta: Xabbad iftiin bixisa oo habeenkii cadowga lagu yoolbaaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Nafley cudur ka bogsasho.
Qeexid Xigta: Ka r.: nafley xaalladdii hore ee ay ku sugnayd mid ka wanaagsan gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Rafiiq ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]