Qeexid
"(dii.) (ruguuc, m.dh) Gabal yar oo taayar, maro iwm oo la karayo la nooc ah oo meesha daloosha ama dillacsan lagu dhejiyo; karin."
Qeexid Xigta
(-do, m.l) ld rakcad.
"(dii.) (ruguuc, m.dh) Gabal yar oo taayar, maro iwm oo la karayo la nooc ah oo meesha daloosha ama dillacsan lagu dhejiyo; karin."
(-do, m.l) ld rakcad.
Wadaag:
Maro, taayar iwm wax la ragcay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Taayar maro iwm karin saarasho.
f.mg3
-caday, -catay
Wadaag:
(-do, m.l) (dii.) Dhaqdhaqaaq salaadeed oo ka kooban, taagnaan ay ku xigto hal rakuuc, kor u toosid iyo laba sujuudood. ld ragcad, rakacad.
m.dh
Wadaag:
Koox dad ah oo lab.
R. ah: qof karti iyo awood dheeraad ah leh.
m.l.u
Wadaag:
Badar wax la qooyay oo jilcay noqosho.
Maro muddo biyo ku dhex jirid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Cayaar turub (dabaka-eri) marka saddex raani baxdo tan afaraad ee harta.
m.dh
Wadaag:
Astaanta waxa soconayaa cagtoodu dhulka ku reebto.
Calaamad ka harta wax hore u jiray.
Xusuus aan qofku illaawi karin.
m.l
Wadaag:
Taayar, maro, iwm wax karin saarid.
f.g1
-cay, -cday
Wadaag:
(-qday, -qadday; -qdi) Badar iwm cajiin ka dhigid. ld radaq.
f.g1
Wadaag: