Qeexid
"Digasho ismuujin iyo faan ku jiro."
"Digasho ismuujin iyo faan ku jiro."
Wadaag:
Ku r.: ragannimo iyo awood dheeraad ah cid ugu faanid iyada oo lagu diganayo.
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag:
R. ah: nin aan waxtarin, ninka waxtarka ahna dhaliila.
m.l.kh
Wadaag:
Koox dad ah oo lab.
R. ah: qof karti iyo awood dheeraad ah leh.
m.l.u
Wadaag: