[-gtay, -gatay]
ragrago2 tay
ragrago2 atay
"Ku r.: ragannimo iyo awood dheeraad ah cid ugu faanid iyada oo lagu diganayo."
Wadaag:
Digasho ismuujin iyo faan ku jiro.
m.dh
eeg ragrago2.
m.f.dh
R. ah: nin aan waxtarin, ninka waxtarka ahna dhaliila.
m.l.kh
Koox dad ah oo lab.
R. ah: qof karti iyo awood dheeraad ah leh.
m.l.u