Qeexid
"(-do, m.l) (dhaq.) Lacag, dahab, guri ama dhul rahan ahaan loo dhigo marka bangi ama cid kale laga qaadanayo dayn. Haddii deynqaatuhu bixin waayo lacagta uu qaatay amaah-bixiyaha waxaa, si sharci ahaan lagu wareejinayaa rahaamadda."

Wadaag:
(-do, m.l) Hanti laga sii hayo cid wax amaahatay. ld rahan2.
m.dh
Wadaag:
Cid wax amaahatay damaanad dhigid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Hanti rahan ahaan u dhiibasho.
f.g3
-atay, -adatay
Wadaag:
Shay wax rahmad loo haysto ahaansho.
f.mg4
-dnaa,-dnayd
Wadaag:
Wax la qarinayo dedid. ld gamaamud2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Hanti curaar ahaan u dhiibid.
Arrin ka hadalkeeda dib u dhigid.
f.g1
Wadaag: