Qeexid
"Cagaar badan oo ka baxa meel roob ku da'ay."
"Cagaar badan oo ka baxa meel roob ku da'ay."
Wadaag:
Hanti curaar ahaan u dhiibid.
Arrin ka hadalkeeda dib u dhigid.
f.g1
Wadaag:
(c.nafl.) Berribiyood aan lahayn dabo, leh laba lugood oo ka dhaadheer kuwa hore, boodboodka ku socda, marka uu biyo ku dhex jirana sameeya dhawaaq badan, xubno cad oo adagna qawlallada ku yeesha. ld rake.
m.l.u
Wadaag:
(-do, m.l) Hanti laga sii hayo cid wax amaahatay. ld rahan2.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) (dhaq.) Lacag, dahab, guri ama dhul rahan ahaan loo dhigo marka bangi ama cid kale laga qaadanayo dayn. Haddii deynqaatuhu bixin waayo lacagta uu qaatay amaah-bixiyaha waxaa, si sharci ahaan lagu wareejinayaa rahaamadda.
m.dh
Wadaag:
Cid wax amaahatay damaanad dhigid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Hanti rahan ahaan u dhiibasho.
f.g3
-atay, -adatay
Wadaag:
Dhinac, gees.
Erey lagu isticmaalo ereyada lammane ah oo cabbidda micneeya.
m.l
Wadaag:
Shay wax rahmad loo haysto ahaansho.
f.mg4
-dnaa,-dnayd
Wadaag: