Qeexid
"(-llo, m.l) Bil dayaxeedda saddexaad ee taariikhda Soomaaliga ee u dhexeysa Mowliid iyo Sabbuux."
"(-llo, m.l) Bil dayaxeedda saddexaad ee taariikhda Soomaaliga ee u dhexeysa Mowliid iyo Sabbuux."
Wadaag:
/dh Bisha toddobaad ee bilaha carabiga, kana mid ah afarta bilood oo xurmada ku leh diinta Islaamka. ld rejen.
m.l
Wadaag:
(-iyiin, m.dh) Qof ka soo horjeeda horumarka nololeed; dibusocod.
m.l
Wadaag:
Qori weyn oo la shito.
Cinjir; rabar.
Faalka dhulka lagu dhigo.
m.l
Wadaag:
Dabshidka iyo irridda meesha u dhexeysa.
Naag naxariis badan.
m.dh
Wadaag:
Xilli roob dhamaaday, geedi-hiina caleen dhacsadeen, xooluhuna bilaa-been biya cabid ama bilaabayaan. ld rag-gaal.
m.dh
Wadaag: