Qeexid
"Gabar yar oo hooyadeed dhima tay."
"Gabar yar oo hooyadeed dhima tay."
Wadaag:
(-llo, m.l) Bil dayaxeedda saddexaad ee taariikhda Soomaaliga ee u dhexeysa Mowliid iyo Sabbuux.
m.dh
Wadaag:
/dh Bisha toddobaad ee bilaha carabiga, kana mid ah afarta bilood oo xurmada ku leh diinta Islaamka. ld rejen.
m.l
Wadaag:
(-iyiin, m.dh) Qof ka soo horjeeda horumarka nololeed; dibusocod.
m.l
Wadaag:
Dabshidka iyo irridda meesha u dhexeysa.
Naag naxariis badan.
m.dh
Wadaag: